BOORAMA(W,N)-Masuuliyiin ka kala socday Maamulka Magaalada Wajaale ee dhinaca dawlad deegaanka itoobiya iyo maayarka magaalada boorama oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka iyo Xubno qurba joog ah ayaa maanta si wada jir ah udhagax dhigay wado laami ah oo isku xidhi doonta magaalada boorama ee Somaliland iyo magaalada dharwanaaje ee ddsi.
Wadada laamiga ah ee isku xidhay magaalada boorama iyo dharwanaaje ayaa laga dhagax dhigay deegaanka waraqa dhigta ee saaran xuduudka udhexeeya Somaliland iyo itoobiya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;