GABILEY(W,N)-Madaxwaynaha somailand Muuse Biixi Cabdi Oo Si dadban Uga Jawaabaya Tabashada Reer Gabiley ee Dhamaystir la,aanta Gobolnimada gabiley oo ay hore ubalan qaadeen xukuumadihii kala danbeeyay ee Xisbiga kulmiye oo uu isaga ka mid yahay dadkii balan qaaday ayaa munaasibadii uu ka hadlayay ee qalin jabinta ardayda jaamacada timacade wuxuu ka sheegay in gobolka gabiley loo ictiraafsan yahay oo dhamaan loo wada ogolyahay in uu yahay gobolkii cagaarnaa,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;