GABILEY(W,N)-Garyaqaan Axmed kayse oo kamid ah aqoonyahanka gobolka gabiley ayaa si kulul ucanbaareeyay hanjabadii uu taliyaha ciidanka booliska Somaliland kula kacay xildhibaan maxamed abiib oo katirsan baarlamaanka Somaliland isagoo madaxwaynaha jsl ugu baaqay in uu arintaasi talaabo ka qaado
Sidoo kale garyaqaan axmed kayse ayaa xukuumadu ku dhaliilay xadhiga suxufiyiin tiro badan oo maalintii shanaad ku xidhan magaalada hargaysa
Dhanka kale garyaqaan axmed kayse ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;