HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxa habeenkii xalay dalka turkiga ku geeriyooda suldaan cumar suldaan maxamed oo kamid ahaa madaxdhaqameedka Somaliland
Hadaba gudida qaban qaabada aaska suldaan marxuum cumar ayaa ka hadlay wakhtiga la keenayo maydkiisa dalka iyo halka lagu aasi doono.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;