HARGAYSA(W,N)- Gudida qaban qaabada Aaska Suldaankii Guud ee beesha Ciise Muuse oo ku geeriyooday dalka Emaaraadka ayaa shaaciyay wakhti maykiisa la keenayo Somaliland iyo goobta lagu aasi doono.
Sidoo kale xubnahan gudida oo iskugu jira madaxdhaqameed,siyaasiyiin iy xildhibaano katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa tacsi udiray qoyskiisa iyo shacabka uu ka baxay suldaanku guud ahaan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;