GABILEY(Wajaalenews);Maayirka magaalada gabiley shucayb maxamed muuse ayaa isagoo ku hadlaya afka golaha deeganka iyo dadwaynaha gobolka gabiley wuxuu hanbalyo iyo bopgaadin u dirayaa golaha deegaanka magaalada sheffied,
Maayir shucayb ayaa mar uu maanta sixaafada lahad layay Wuxuu Hambalyeyo u dirayaa Golaha Degaanka Sheffield Talaabada Geesi-Nimada Leh Ee ay Qadeen,Waxanan Aad Ugu Mahad Celinayaa Jaaliyadda Reer S/land Ee Wadankaasi Oo Runtii Qaaday Talabo ku dayasho Mudan,Waxaa kale oo u Mahad Celinayaa Madaxwaynaha S/land Oo Marwalba u Heelan Sidii Uu Wadankani ictiraaf Buuxa Uga Heli-Lahaa Wadamada Caalamka,Waxaan usoo Jeedin Lahaa Jaaliyadaha Reer Somaliland oo inay iyagu mar walba dedaal ku jira, inay Dalalka Kalana ka Howlgalaan Sidii ay usoo Hoyn-Lahayeen Guusha ay soo Hoyeen Jaliyadda Reer Shifield,waxaan rajaynayaa in ayku dayan doonaan degmooyin kale oo ka tirsan dalka Uk
Arinta golaha deeganka sheffied ayaa noqonaysa talaabadii u horaysay ee meel dunida kamida uu kasoo boxo cod ay dadka reer Somaliland sugayeen 22sano
GABILEY OFFICE
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM