HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan katirsan mudanayaasha cusub ee golaha wakiilada maxamed kood buur shine ayaa booqday dugsga waxbarasho ee maxamed mooge kaasi oo ay ka muuqato dayac isagoo eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada waxbarashada oo ku fashilmay hogaamintii wasaarada islamarkaana dhawaan eedo ujeediyay xildhibaano warqad ugudbiyay
Sidoo kale xildhibaan shine ayaa sheegay in wasiirka looga yeedhi doono golaha wakiilada si wax looga waydiiyo shaqada uu qaranka uhayo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;