HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan guuleed dafac oo kamid ah sharciyaqaanada Somaliland ayaa ka hadlay sida ay sharciga uwaafaqsan yihiin qodobadii ay soo saareen beesha bariga burco ee dhexdhexaadinaysay khilaafka ka taagan doorashooyinka dalka iyo hore sidii Somaliland muranada doorashooyinka ugaga soo gudubtay dhexdhexaadin noocan oo kale ah.