HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay ayax tiro badan oo galabta lagu arkay magaalada hargaysa iyo deegaano kale oo katirsan gobolka maroodi jeex.
Sidoo kale Wasiirka beeraha ayaa sheegay in diyaaradaha la Dagaalama ayaxuhu ay ilaa shalay buufinayeen ayax Ismarkaana Uu kan galabta soo dulmaray caasimadu uu ahaa mid ay Diyaaraduhu buufiyeen,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;