|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Hadlay Ayax Tiro Badan Oo Galabta Lagu Arkay Magaalada Hargaysa Iyo Deegaano Kale.
August 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay ayax tiro badan oo galabta lagu arkay magaalada hargaysa iyo deegaano kale oo katirsan gobolka maroodi jeex. Sidoo kale Wasiirka beeraha ayaa sheegay in diyaaradaha la Dagaalama ayaxuhu ay ilaa shalay buufinayeen ayax Ismarkaana Uu kan galabta soo dulmaray caasimadu uu ahaa mid ay Diyaaraduhu buufiyeen, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Afhayeenka Madaxtooyada Jsl Oo Si Qaawan U Weeraray Qurba Joogta Xili Uu Safar Ku Jooga Dalka... Madaxwayne Siilanyo Oo Maalinta Bari Ah Khudbad Sanadeedkii 2014 Ka Hor Jeedin Doona Labada Gole Ee ... Ninkii British-ka ah Ee Ku Xidhaa Muqdisho Oo Xabsiga Dhexdiisa Ay Dhaawacyo Ugu Gaysteen Kooxo Ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|