WAJAALE NEWS

Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo ka Hadlay Ujeedooyinka Ka Danbeeya Eedaha Loo Soo Jeedinayo Abaarso Iyo Jaamacada Barwaaqo!

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid ah aqonyahan reer Somaliland ee sida dhow ula socda aas aaska waxbarasho ee dugsiga abaarso iyo jaamacada barwaaqo ayaa ka hadlay eedo iyo dhaleecayn mudooynkii udanbeeyay loosoo jeediyay jaamacadan iyo dugsiga isagoo sheegay in dadka eedaha ujeediyanayaan yihiin kuwo duulaan ku ah Somaliland islamarkaana ku dhuumanaya shaadh diineed

Sidoo kale siyaasi cadami ayaa ku taliyay in la toogta dadka noocaasi ah ee coldoon kamid ka yahay eeku oo duulay Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version