WAJAALE NEWS

DAAWO; Xubno Ka Tirsan Xukuumadda JSl Oo Magaalo Xuduudeedka Wajaale Kusii Sabootiyay Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweynaha DDSI.

TOG WAJAALE(W,N)  Xubno kamida golaha wasiirada Somaliland maamulka gobolka gabiley ayaa magaalo xuduudeedka wajaale kusii sabootiyay waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha  dawlad deegaanka somalida itoobiyo oo Somaliland uyimid ka qaybgalka dhagax dhiga jidka isku xidha labadal oo maanta ka qabsoontay bariga magaalada hargaysa ee halaya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version