JABUTI(W,N)-Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Ayaa qasriga Madaxtooyada jabuti ku qaabiley xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamid ah golaha wakiilada somaliland ee cusub oo safar ku jooga caasimada jabuuti.
Xildhibaan barkhad batuun ayaa si cad loo shaacin safarka uu ku tagay jabuuti iyo waxyaabaha ay kawada hadleen madaxwayne geele jabuuti
Xildhibaan barkhad ayaa ah xildhibaankii ugu codka badnaa golaha wakiilada somaliand islamarkaana kazoo jeeda beelaha la haybsooco ee Somaliland taasi oo doorashadiisii micno gaar ah usamaysay doorashada ka dhacday somaliand 31may2021.