WAJAALE NEWS

”Maayirow Hadaad Ogolaato In Shaqaalahaagu Sameeyo Tasaruf Aanu Lahayn Oo Aad Ugolaato, Adiga Ayaa Xilkaaga ku Waayaya ‘Wasiir Kaahin.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin oo maalinta ka hadlay tababar loo furay golayaasha deegaanka ee dalka ayaa maayarada uga digay in ay shaqaalahooda siiyaan awood aanu lahayn in uu isagu xilkiisa ku waayayo.

HALKAN A DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version