TOG-WAJAALE(W,N)-Agaasimayaasha Wasaaradaha Horumarinta biyaha iyo maaliyada jsl ayaa maanta kormeer xaqiiqo raadinta ah ku tagay mashruuca biyo galinta magaalo ganacsiyeedka tog wajaale oo mudo dheer socday isla markaana bulshadu walaac ka qabaan dhamaystirkiisa.
Masuuliyiinta waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay maamulka Magaalada Wajaale.
Ugu horayna Waxaa madashan hadalo ka jeediyay Agaasimayaasha wasaaradaha biyaha iyo maaliyada iyo Maamulka Wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;