WAJAALE NEWS

Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex Oo Xukun Ku Riday Rag Dhaawacyo Soo Gaadhsiiyay Askar Ka Tirsan Ciidanka Dab-damiska

Hargeysa(W,N)-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa xukuno kala duwan ku riday ragg dhaawacyo soo gaadhsiiyay askar ka tirsan ciidanka dab-damiska caasimada HArgeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version