WAJAALE NEWS

“Hadaanu Nahay Xildhibaanada Si Isku Mid Ah Ayaanu Ugu Shaqayn Doona Ganacsadaha Taajirka ah Iyo Fiqiirka” +Jawaabtii Saylici

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdilaahi yuusuf oo kamid mudanayaasha cusub ee golaha wakiilada somaliland oo munaasibad ka hadlayay ayaa sheegay in ay cadaalad ugu shaqayn doonaan taajirka iyo fiqiirka

Hadalka xildhibaan cabdilaahi ayaa waxaa jawaab ka bixiyay madaxwayne kuxigeenka somaliland oo munaasibadan ku sugnaa.

HALKAN DAAWO WIXII KALA QAYBSADAY;

Exit mobile version