WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada jsl Oo Xukuumada Ka Dalbaday In Ay Soo Cadayso Sobobta Keentay Inay Joojiso Xaflad Loo Qabanayay Xildhibaan Guruuge.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa sheegay in warqad ay udireen xukuumada taasi oo ay  kaga dalbadanayaan sobobta ay ujoojisay xaflad haween uqabanayaan xildhibaan guruuje iyo xildhibaano kale oo xukuumadu awood ciidan ku joojisay todobaadkii hore

Qoraal kazoo baxay golaha wakiilada ee ay ay ku dalbadanayaan sobobta loo jiijyay xafladii lagu casuumay xildhibaan guruuje ayaa loo diray madaxwayne biixi iyo wasiirka arimaha gudaha taasi oo laga sugayay jawaabta ay ka bixiso xukuumada dhacdadani oo qaranka fool xumo ku ahayd.

Exit mobile version