HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somailand maxamed kaahin ayaa faah faahin ka bixiyay sida ay diwaan galintu uga socoto gobolada sool iyo sanaag iyo deegaanada badhan iyo dhahar
Sidoo kale wasiir ayaa fariin udiray shacabka somaliland ee gobolada bari.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;