WAJAALE NEWS

Dab Qabsaday Bas Ka Mid Ah Kuwa Rakaabka Qaada Ee Dhex Shaqeeya Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay,

HARGAYSA(W,N)-Bas ka mid ah kuwa rabaabka qaada ee ka shaqeeya gudaha magaalada hargaysa gaar ahaan istaanka cabaaye ayaa caawa fiidkii la arkay isagoo dab qabsaday dabkaasi oo aan la garanayan waxa sobobay halkaasi oo ay ku bakhtiiyeen dadkii goobta ku sugnaa.

Qaarkamid ah dadkii goobta ku sugnaa ee ka qayb qaatay bakhtiintiisa ayaa ka waramay sidii ay wax udhaceen iyo khasaaraha soo gaadhay baska.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version