WAJAALE NEWS

DAAWO;-Ganacsatada Magaalada Burco Oo Cabasho Ka Muujiyay Habka Ay Haayada WFP UQaybiso Qandaraaska Raashinka.

BURCO(W,N)-Qaarkamid ah ganacastada magaalada burco ayaa cabasho wayn ka muujiyay haayada cunata ee qaramada midoobay oo ay shegeen in ay raashin ay qaybiso ay sameeyeen iyagoo sheegay in ay xidhmeen bakhaaradoodii.

Sidoo kale ganacsatadan ayaa baaq udiray xukuumada iyo aamulka dawlada hoose ee burco ay ka dalbadeen in ay waxka qabato qaabka ay WFP Uqaybiso raashinka.

 

Exit mobile version