WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dr Gaboose Oo Markale Fariin Culus Udiray Madaxwayne Biixi, Muxuuse Ka Yidhi Doorashadii Shir Gudoonka Golaha Wakiilada!

HARGAYSA(W,N)-Dr Maxamed Cabdi Aadan gaboose ayaa ka Dareen celiyay qaabkii ay udhacday doorashadii shir gudoonka golaha wakiilada oo ay ku guulaysteen isbahaysiga xisbiyada mucaaridku isagoo bogaadiyay qaabkii ay udhacday iyo sida ay isku gacan qaadeen xubnihii tartamayay.

Sidoo kale  Dr Gaboose ayaa dardaaran culus udiray madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version