|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dr Gaboose Oo Markale Fariin Culus Udiray Madaxwayne Biixi, Muxuuse Ka Yidhi Doorashadii Shir Gudoonka Golaha Wakiilada!
August 3, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dr Maxamed Cabdi Aadan gaboose ayaa ka Dareen celiyay qaabkii ay udhacday doorashadii shir gudoonka golaha wakiilada oo ay ku guulaysteen isbahaysiga xisbiyada mucaaridku isagoo bogaadiyay qaabkii ay udhacday iyo sida ay isku gacan qaadeen xubnihii tartamayay. Sidoo kale Dr Gaboose ayaa dardaaran culus udiray madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:War Deg-Dega:M/waynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Gobolada Bariga Somaliland Xili ay Isasoo Taras... Daawo:Dadweyne Saaka Mudaharaad La Hortagay Afaafka Hore ee Xarunta Dawlada Hoose Ee Hargaysa Xili G... Wafti Ka Socda Midowga Xisbiyada Siyaasadda Ee Dalka South Afrika Oo Booqasho Ku Yimid Somaliland! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|