HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaa shacabka hambalyo udiray munaasibada ciidul adxa awgeed
Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa digniin udiray dhalinyarada maalmaha ciida usafarka xeebaha iyo gobolka iyo gaadiidka xawaaraha dheer ku socda iyagoo sida dad rakaab ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;