WAJAALE NEWS

Ururka Telefishanada Madaxa Banaan Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Xayiraada Ka Qaado Laba Telefiishan

Hargaysa (W,N)- Ururka Telefiishanada Madaxa banana ee Somaliland oo magacooda loo soo gaabiyo (SIBA) ayaa waxa ay ka hadleen xayiraad la saaray laba Telefiishan oo ka hawl gala Somaliland waxanay Xukuumada ka cod sadeen in xoriyadoodii dib loogu soo celiyo labada Telefiishan ee laga joojiyay shaqadoodii, Sidoo kale waxa ay Ururkani ku baaqeen in sifo sharci ah loo maro hadii ay jirto danbi loo haysto.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version