|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururka Telefishanada Madaxa Banaan Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Xayiraada Ka Qaado Laba Telefiishan
May 30, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N)- Ururka Telefiishanada Madaxa banana ee Somaliland oo magacooda loo soo gaabiyo (SIBA) ayaa waxa ay ka hadleen xayiraad la saaray laba Telefiishan oo ka hawl gala Somaliland waxanay Xukuumada ka cod sadeen in xoriyadoodii dib loogu soo celiyo labada Telefiishan ee laga joojiyay shaqadoodii, Sidoo kale waxa ay Ururkani ku baaqeen in sifo sharci ah loo maro hadii ay jirto danbi loo haysto.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Jaamacada Golis Oo Munaasibad Soo Dhawayna U Sameeyey Masuuliyiin Ka Socotay Jaamacada Sudan Open Un... Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo Shaaciyay Shanta Xubnood Ee Uga Qayb Galaya Qaban-qaabada Shirwaynaha ... Guddoomiye Cirro oo ka hadlay Sida ay Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi ugu Tumanayso Xuquuqda Aadam... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|