HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Ganacsiga, Dalxiiska Iyo Warshadaha Ee xisbiga mucaaridka ee wadani Xamse Cabdiraxmaan Khayre ayaa ka hadlay sixir barar iyo kor ukaca miciishada waxyaabaha sobobay isbadalka ku yimid dunida ee raashinka iyo shidaalka dalka oo mudooyinkii ugu Danbeeyay kor ukacay qiimihiisu Iyo saamaynta uu ku yeeshay nolosha danyarta reer Somaliland.
Sidoo kale Xoghaye Siyaasi Xamse Khayre ayaa xukuumadu ugu baaqay in ay golaha wakiilada ee cusub horkeento heshiishkii ay la gashay shirkada Trafigura oo ay hore ushaacisay in ay dalka keenayso shidaalka ismarkaana loo xidhay keenista dalka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;