ADIS(W,N)-Safiir kuxigeenka safaarada Somaliland ee dalka itoobiya ayaa muuqaal uu iska soo duubay kaga jawaabay eedo uu xildhibaan mustafe ujeediyay safaarada itoobiya oo uu sheegay in shirqool loogu gaystay magaalada adis islamarkaana safaaradu ka qaban wayday telfoonkii
Safiir kuxigeenka barkhad kaariye ayaa waxba kama jiraan ku sheegay eedahaasi isagoo xusay in aanu xildhibaan la soo xidhiidhin’
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;