HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland oo ay weheliyaa garsoorayaasha maxkamada sare ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijadarasmiga ah ee golaha wakiilada
Waxaana munaasibada ku dhawaaqista goob joog ka ahaa madaxda asxaabta qaranka wasiiro, ildhibaanada cusub ee golaha wakiilada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;