WAJAALE NEWS

Hay’adda diiwaanka Sakada dalka Jabuuti oo deeq Sako ah gaadhsiisay dadka danyarta ah

Djibouti (W,N)- Masuuliyiinta ka tirsan Xukuumada dalka Jabuuti, Ganacsato iyo Agaasimaha Hay’adda diwaanka sakada Jabuuti ayaa ka qayb galay munaasibad lagu uruurinayay qaybtii ugu horaysay sakada sanadka 2018-ka waxaana madashaas lacag loogu qaybiyay qaar ka mid ah Caruurta Agoomaha ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version