WAJAALE NEWS

Hogaamiyaha TPLF Oo Mudo 8bilood Ah Oo Duurka Ku Jiray Kadib Kusoo Laabtay Caasimada Mekelle.

MAQALE(W,N)-Hogaamiyaha jabhada TPLF Ee gobolka Tigrey oo tan iyo intii dawlada itoobiya xooga ku qabsatay gobolka tigrey duurka ku jiray ayaa kusoo laabtay caasimada maqale kadib markii jabhada Tplf ay di uqabsatay laba maalmood ka hor taasi oo ciidamadii dawlada fadaraalka itoobiya iskaga baxeen.

Sidoo kale Hogaamiyaha jabhada TPLF Ayaa digniin udiray dawlada uu hogaamiyo Abiye Axmed.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version