WAJAALE NEWS

Somaliland iyo Jabuuti oo Arrimaha Isgaadhsiinta Ka Wada-hadlaya

Hargeysa (WJN)– Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland dr. Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi Suufi, ayaa ka warbixiyay socdaal isaga iyo wefti uu hogaaminayo ay ku tagayaan wadanka Jabuuti.

Wasiirka Isgaadhsiinta ayaa sidoo kale sheegay in ay halkaasi kula soo kulmayaan Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo Isgaadhsiinta Jabuuti, Isagoona sheegay inay kawada hadli doonaan arrimo la xidhiidha xoojinta Isgaadhsiinta iyo cilaaqaadka labada dal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version