WAJAALE NEWS

Dawlada Jabuuti Oo Ciidamadeeda Millatariga UDhaqaajisey Dhanka Xadka Ay La Wadaagto Itoobiya.

JABUUTI(W,N)-Dawlada jabuuti ayaa heegan buuxda galisay ciidamada milatariga iyadoo u daabushay dhinaca xadka ay la wadaagto itoobiya oo laga cabsi qabo in ay kusoo fidaan dagaalada udhexeeye dawlada itoobiya jabhada TPLF oo iyagu la sheegay in ay kazoo gudubtay gobolka canfarta oo heshiish la galay laga cabsi qabo in ay goyso jidka isku xidha jabuuti iyo itoobiya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/0b2OuQJ7AZo

 

Exit mobile version