HARGAYSA(W,N)-Maxamed Ismaaciil Guuleed oo loo garan ogyahay (Maxamed Jacfaar) oo ah xafaar xabaalaha hargaysa qodayay mudo 30sano ayaa lala yeeshay waraysi kaasi oo uu kaga waramay dhacdooyin argagax leh oo uu usoo joogay mudadaa uu ka shaqaynayay qodista xabaalaha.
Sidoo kale xafaar maxamed jacfaar ayaa ka waramay dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa ee uu la kulmay iyo qof isagoo la doonaya in la aaso islamarkaana qarkood lagu tukanayo salaadii jinaasada ay kaceen oo ay ordeen iyo wixii kala qaybsaday dadkii aaskooda ujoogay iyo qaar kale oo badan uu goob joog u ahaa.
Dhanka kale ayaa bulshada kula taliyay in aan lagu deg deg aaska dadka uu mawtul qaflaha ugeeriyooda mudana laga war sugo
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;