WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Degmo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)-Wafti uu hogaaminayo badhasaab uxigeenka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley iyo xubno kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley ayaa kormeer indho indhayn ah ku tagay degmo ganacsiyeedka tog wajaale.

Sidoo kale maamulka degmada tog wajaale ayaa iyagu casuumad ufidiyay golaha deegaanka cusub ee gabiley.

Waxaana ujeedada safarkooda iyo martiqaadka maamulka degmada wajaale maayarka magalada gabiley oo faah faahin ka bixiyay kormeer ay kusoo mareen degmada wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version