BOORAMA(W,N)-Golaha deegaanka dgmada borama ayaa maanta la dhaariyay iyagoo loo balan sanaana in ay yeesheen fadhigoodii uhoreeyay balse waxaa baajiyay badhasaabka gobolka oo sheegay in ay maalinta bari ah fadhiisan doonaan
Sidoo kale xisbiga wadani ayaa sharci daro iyo awood sheegasho ku tilmaamay joojinta fadhiga golaha degaanka degmada boorama oo dooran lahaa maayar iyo maayar kuxigeenk
Sobobta xukuumadu ujoojisay ayaa ah markii ay mucaaridku kaga awood bateen ismarkaana ay dooranayeen maayar iyo kuxigeenk kazoo jeeda laba xisbi mucaaridk
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;