|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Sharci Daro Ku TilmaamayTalaabada Ay xukuumadu Ku Joojinsay kalfadhigii Golaha Deegaana Degmada Boorama!
June 16, 2021 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Golaha deegaanka dgmada borama ayaa maanta la dhaariyay iyagoo loo balan sanaana in ay yeesheen fadhigoodii uhoreeyay balse waxaa baajiyay badhasaabka gobolka oo sheegay in ay maalinta bari ah fadhiisan doonaan Sidoo kale xisbiga wadani ayaa sharci daro iyo awood sheegasho ku tilmaamay joojinta fadhiga golaha degaanka degmada boorama oo dooran lahaa maayar iyo maayar kuxigeenk Sobobta xukuumadu ujoojisay ayaa ah markii ay mucaaridku kaga awood bateen ismarkaana ay dooranayeen maayar iyo kuxigeenk kazoo jeeda laba xisbi mucaaridk HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Weerar Saaka Ka Dhacay Magaalada Booram... Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Go,aanka Kasoo Baxay Maxkamada Sare Iyo Lixda Goobood Ee Ka Xani... DAAWO; Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Dalka Ku Soo Laabtay Iyo Soo Dhawayn Baaladhan Oo Lagu Qaabila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|