WAJAALE NEWS

Xildhibaan Suldaan Jaamac Nuux Oo Xukuumada Uga Digay In Ay Dib Udhigto Kalfadhiga Golaha Deegaanka Burco.

BURCO(W,N)-Xildhibaan suldaan nuux oo kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada burco ee usharaxan maayarnimada degmada burco ayaa xukuumada uga digay in ay dib udhigto kalfadhiga golaha deegaanka cusub ee burco oo maalinta bari ah loo balansanaa islamarkaana ay ku dooranayaa maayarka iyo maayar kuxigeenka golaha deegaanka degmada burco.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version