Xildhibaan Suldaan Jaamac Nuux Oo Xukuumada Uga Digay In Ay Dib Udhigto Kalfadhiga Golaha Deegaanka Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Suldaan Jaamac Nuux Oo Xukuumada Uga Digay In Ay Dib Udhigto Kalfadhiga Golaha Deegaanka Burco.
June 18, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Xildhibaan suldaan nuux oo kamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada burco ee usharaxan maayarnimada degmada burco ayaa xukuumada uga digay in ay dib udhigto kalfadhiga golaha deegaanka cusub ee burco oo maalinta bari ah loo balansanaa islamarkaana ay ku dooranayaa maayarka iyo maayar kuxigeenka golaha deegaanka degmada burco.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS