WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Ururka SOLJA Oo Digniin La Xidhiidha Natiijada Doorashada Udiray Wariyayaasha Ka Hawlgala Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja ayaa wariyayaasha ka hawlgala warbaahinta somailand uga mahad celiyay sidii ay usoo gudbiyeen codbixintii doorashada isku sidkan ee deegaanka iyo wakiilada Somaliland

Sidoo kale gudoomiyaha ururka solja ayaa wariyayaasha uga digay baahinta wararka kusaabsan natiijada doorashada in aanay ka hor dhicin dhawaaqa komishanka oo iyagu xaq uleh shaacin natiijada doorashada wakilada iyo deegaanka ee cida soo baxday iyo cida hadhay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version