HARGAYSA(W,N)-Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo kamid ah siyaasiyinta somailand ee mudada dheer kusoo dhexjiray saacada siyaasada somalida ayaa ka xogwaramay 26jun oo ah markii Somaliland xornimada qaadatay iyo israacii somaliya
Sidoo kale prof buubaa ayaa waxa laga waydiiyay suurtagalnimada midow danbe oo dhex mara shantii somaliyeed.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;