DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Prof Ismaaciil Bubaa, Muxuuse Ka Yidhi Midnimo Danbe Oo Somali Dhex Marta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Prof Ismaaciil Bubaa, Muxuuse Ka Yidhi Midnimo Danbe Oo Somali Dhex Marta!
June 25, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Prof  Ismaaciil Hure Buubaa oo kamid ah siyaasiyinta somailand ee mudada dheer kusoo dhexjiray saacada siyaasada somalida ayaa ka xogwaramay 26jun oo ah markii Somaliland xornimada qaadatay iyo israacii somaliya

Sidoo kale prof buubaa ayaa waxa laga waydiiyay suurtagalnimada midow danbe oo dhex mara shantii somaliyeed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS