HARGAYSA(W,N)-Hogaanka ururka qareenada somaliland ee (Solla” ayaa ka hadlay doorashadii isk sidkanayd ee dalka ka Dhacay iyo sida aanay haweenku ugu guulaysan wax kuraasiya
Sidoo kale ururka qareenada somaliland ayaa xukuumada ugu Baaqay in lasoo dedajiyo qabashada doorashada golaha Guurtida somaliland oo aan wali la qaban islamarkaana xildhibanada fadhiyaa ay hada dhaxal wada noqdeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;