DAAWO;-Ururka Qareenada Somaliland Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Lasoo Dadajiyo Qabsoomida Doorashada Golaha Guurtida Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ururka Qareenada Somaliland Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Lasoo Dadajiyo Qabsoomida Doorashada Golaha Guurtida Jsl.
June 8, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka ururka qareenada somaliland ee (Solla” ayaa ka hadlay doorashadii isk sidkanayd ee dalka ka Dhacay iyo sida aanay haweenku ugu guulaysan wax kuraasiya

Sidoo kale ururka qareenada somaliland ayaa xukuumada ugu Baaqay in  lasoo dedajiyo qabashada doorashada golaha Guurtida somaliland oo aan wali la qaban islamarkaana xildhibanada fadhiyaa ay hada dhaxal wada noqdeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS