WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Doorashada Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Magaalada Burco.

BURCO(W,N)-Golaha cusub ee deegaana degmada burco ayaa maanta yeeshay  fadhigoodii kaasi oo ay ku doorteen maayar iyo maayar kuxigeen

Sidoo kale dadwaynaha magaalada burco ayaa soo dhawayn balaadhan ku qaabiley maamulka cusub ee loo doortay burco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version