DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Doorashada Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Magaalada Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Doorashada Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Magaalada Burco.
June 20, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Golaha cusub ee deegaana degmada burco ayaa maanta yeeshay  fadhigoodii kaasi oo ay ku doorteen maayar iyo maayar kuxigeen

Sidoo kale dadwaynaha magaalada burco ayaa soo dhawayn balaadhan ku qaabiley maamulka cusub ee loo doortay burco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS