WAJAALE NEWS

DAAWO;-Hadalada Sedexda Xubnood Ee Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaridku Udoorteen Shir Gudoonka Golaha Wakiilada.

HARGAYSA(W,N)-Sedexda xldhibaan ee xisbiyada mucaaridku ushuxeen shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland oo dhawaan lafilayo in si sharci loogu doorto aqalka golaha wakiilada ayaa ka dareen celiyay xilalka ay ku maamuuseen hogaanka xisbiyada ay kazoo kala jeedaan iyo xildhibaanada dhigooda ee ay ka wada tirsan yihiin golaha wakiilada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version