WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Danbiyada Loo Haysto Musharixiin Xisbiyada Mucaaridka Ka Sharaxan Oo Xidhay.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland saleeban cali koore ayaa ka hadlay danbiyada loo hayso afar musharax oo laba kamid ah xukuumadu xidhay halka labo kale ay ku raad joogto soo qabashadoooda

Wasiir koore ayaa sheegay in uu gacantiisa ku hayo eedaha loo haysto musharixiinta oo uu sheegay in ay dalal Somaliland ka cadow ku ah xidhidh la leeyihiin

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version