HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee jamhuuriyada Somaliland ayaa awaamiir culus faray maamulada dugsiyada iyo tirada ardayda fadhiisanayso oo uu cayimay fasalka cida ka badanisa ay talaabo sharci ka qaadi doonaan
Sidoo kale wasiirka waxbarashada ayaa maamulka dugsiyada ku amray in aanay ardayda ka qaadi Karin lacagaha badalka ay kaga qaadaan iyo ta ay ka qaadaan arday ee buugaagta ay macalimiintu usoo rogaan
Dhanka kale wasiirka waxbarashada ayaa shaaciyay in aan wax lacag ah laga qaadi Karin ardayda naafada ah
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;