WAJAALE NEWS

“Waxaan La Yaabay In Madaxwaynuhu Yidhi Cabdiraxmaan Ciro Wuu Ka Maqnaa 18ka May, Malaha Burco….”cirro

BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxman ciro ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadal habeenkii xuska 18may kazoo yeedhay madaxwaynaha Somaliland oo isagu fagaaraha ka sheegay in gudoomiye cirro ka maqan yahay xuska 18may

Gudoomiye ciro oo jawaabaya hadal madaxwaynaha ayaa tilmaamay wax lala yaabo in madaxwaynuhu yidhaa wuu maqan yahay isagoo xiligaa magaalada burco aga qaybgalay munaasibad xuska 18may ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN’;

Exit mobile version